Baasaboorka caadiga ah
Ujeedada: Ujeedada ugu horreysa ee baasaboorka caadiga ah waa inuu u adeego qaab aqoonsi iyo dukumiinti safar oo loogu talagalay muwaadiniinta marka ay u safraan caalamka
Hay 'adda mas' uulka ka ah
Hay 'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda
Dukumiintiyada Loo Baahan Yahay
- Warqad Codsi rasmi oo qoraal ah
- Laba sawir oo teesaro ah.
- Warqadda Dhalashada
- Shahaadada cadaynesa inaadan dambi daka ka galin
- Risiidhka Lacagta lagu bixiye
Tallaabooyinka ay tahay in la qaado si looga faa 'iideysto adeegga
- Codsadayaasha waxaa looga baahan yahay inay maraan wareysi shakhsiyeed oo qoto dheer oo na baadho dukumiintiyadooda si loo xaqiijiyo aqoonsigooda iyo inay u qalmaan baasaboorka caadi ah. Nidaamkan xaqiijinta ah waxaa loogu talagalay in lagu ilaaliyo amniga oo na lagu xaqiijiyo nidaamka bixinta baasaboorka.
Lacagaha loo baahan yahay
US$ 180, oo lagu bixin karo mobilada iyada oo lagu shubaaya akoonka bangiga ee lagu soo bandhigay xarunta.
Qaabka loo Codsani kara
Si shakhsi ah
Cinwaanka goobta la ga qaadanaaya
Xafiiska Guud ee Imtixaanka iyo Shahaadada
- Cinwaanka: Xarunta Guud – Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cabdulle, Muqdisho, Soomaaliya
- Taleefanka: +252614465000 / 2000
- Email:info@immigration.gov.so
- Maalmaha iyo saacadaha shaqada:
Mudada la filayo in la keeno
1 usbuuc