Skip to main navigation Skip to main content Skip to page footer

kaarka Aqoonsiga Dadweynaha

Ujeeddo: Kaarka Aqoonsiga Muwaadinku waa kaar si siman loo siiyo dhammaan muwaadiniinta Soomaaliyeed iyo dadka sharciga deggan ee ku nool gudaha iyo dibadda dalka. Kaadhkani waxa uu ka kooban yahay 11 nambar oo u gaar ah oo aan marna isbeddelin, isla markaana caddaynaya in qofka haystaa uu yahay muwaadin Soomaaliyeed. Muuqaalka kaadhka aqoonsiga muwaadinka ayaa ka duwanaan doona kan la siiyo dadka aan u dhalan dalka ee sida sharciga ah u degan.

Hay'adda mas'uulka ka ah

Hay'adda Aqaasinga iyo Diwaangelinta Dadweynaha. 

Dukumentiyada loo baahan yahay

  1. Baasaboor aan dhacsaneyn 

  2. cadeynta lacag qabashada.

Tallaabooyinka la qaadayo si helo adeeggan

  1. buuxi foomka codsiga 

  2. bixi lacagta adeega 

lacagta la qaado 

lacgat adeega waa 5 doolar oo keli ah waxaana lagu shubayaa akoonkna dowladda

 

 

Halkan kala dag Foomka Codsiga