Skip to main navigation Skip to main content Skip to page footer

Maareynta Xuduudaha

Warqadda Lagu Gudba Xuduudaha

Ujeeddo:
Dadka ku nool xadka waxay ka helaan warqadda loogu gudba xadka Qeybta Maareynta Xuduudaha. Warqadaan ayaa u oggolaanaysa inay u adeegsadaan howlaha caadiga ah ee ka gudba xuduudaha iyadoo la raacayo heshiisyo laba geesood ah ama heshiis goboleed oo u dhexeeya Soomaaliya iyo dalalka xuduudda la leh. Habkan degdega ah ayaa sababay in dadku si fudud u safraan iyadoo isla markaana la sugaaya ammaanka xuduudda.


Hay’adda Masuulka ka ah:

Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda


Dukumentiyada Loo Baahan Yahay:

Gelidda iyo bixidda ilmaha:

  • Safarka la socda carruurta

  • Caddeyn oggolaansho

Gelidda iyo ka bixidda maydka:

Si aad loo soo galiyo ama loo bixiyo mayd, qofka wada waa inuu u soo bandhigo warqadda dhimashada sarkaalka waaxda socdaalka. Saeakiisha socdaalka ee xuduudaha waxay hubin karaan maydka si loo xaqiijiyo hoggaansanaanta sharciga.

 


Tallaabooyinka ay tahay in la qaado si looga faa 'iideysto adeegga

  1. ogeysii waaxda socdaalka sababta ay ilmaha u safraayo.

Qaabka loo Codsan kara:

Si shakhsi ah (in person).